Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg Deg Xildhibaanada Golaha Shacabka oo cod caqlibad leh ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Deg Deg Xildhibaanada Golaha Shacabka oo cod caqlibad leh ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyn cod caqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

215 ayaa ucodeeyay ayaa codka siiyay mana jirin wax ka aamusay sidoo kale diiday

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Ra’iisul wasaare Rooble Ra’iisul ayaa ansixinta ka hor khudbad kooban uu ja deeyay golaha shacabka waxa uu sheegay inuu soo dhisi doono xukumadda tayo oo ka shaqeysay arrimaha soo socda

  1. Amniga
  2. Doorashooyinka
  3. Horumarinta Dhaqalaha
  4. Cadaalada iyo garsoorka
  5. La dagaalka musuq maasuq
  6. Dib u eegista dartuurka dalka
  7. Xiriirka caalamiga

ugu dambeyn waxaa dhaariyay guddoomiyaha maxkamada sare  ee dalka Mudane Baashi Yuusuf Axmed

Tags: Deg Deg Xildhibaanada Golaha Shacabka oo codka caqlibad leh ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Golasha Shacabka ka Codsaday kalsooni siinta Ra’iisul waasaaraha Magacaaban

Next Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo Codsaday in Xukummadda uu soo dhisi doono codka kalsoonida la siiyo

Next Post
Ra’iisul wasaare Rooble oo Codsaday in Xukummadda uu soo dhisi doono  codka kalsoonida la siiyo

Ra’iisul wasaare Rooble oo Codsaday in Xukummadda uu soo dhisi doono codka kalsoonida la siiyo

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In