Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degaanka Qeydaro oo markii ugu horreeysay laga hirgeliyay Cuspitaal

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Degaanka Qeydaro oo markii ugu horreeysay laga hirgeliyay Cuspitaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degaanka Qeydaro oo ka mid ah Tuulooyinka hoos taga Dagmada Cadaado ee Gobalka Galguduud , ayaa markii ugu horreysay laga hirgeliyay Cuspitaal dabooli doono baahiyaha caafimaad ee halkaasi ka taagnaa.

Dhismaha Cuspitaalka Tuulada Qaydaro ayaa waxaa is kaashaday Bulshada halkaasi ku dhaqan iyo xubno ka tirsan tirsan Golaha Barlamaanka fadaraalka Soomaaliya.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Munaasabaddii Xarig jarka xaruntan Caafimaad ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlaamka fadaraalka Soomaaliya, masuuliyiin ka socotay Labada gole ee maamul Goboleedka Galmudug, Guddoomiyaha Degmada Cadaado iyo wax garadka Tuulada Qaydaro.

Maxamed Salaad Cilmi, oo ku hadlayay Magaca Dadkii Gacanta ka geysatay taaba gelita Cusbitaalkan ayaa sheegay in uu yahay mid ku dhismay isku tashi Bulsho iyo is xilqaan.

Gudoomiyaha Dagmada Cadaado, C/laahi C/raxmaan Xuseen, oo isna ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in dhismaha Cusbitaalka guud ee Qeydaro uu noqan doono mid wax weyn ka tara baahiyaha caafimaadka ee ka jira degaanka.

Wasiirka Caafimaadka Galmudug, Naciimo Maxamed Catoosh ayaa iyana xustay in wasaaradda Caafimaadka Galmudug ay markasta si joogta ah uga warqabi doonto baahiyada ka jira Cuspitalka Qaydaro.

Xildhibaanad; Duniyo Maxamed Cali, oo soo xirtay munaasabadda ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan yihiin ka Baarlaman ahaan Dadka degaanka ee isku tashiga sameeyay, waxanay si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Cusbitalka Qaydaro Wasaaradda Caafimaadka Galmudug.

Previous Post

R/wasaare Kheyre oo dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe

Next Post

Kacaanka Iiraan: Dadka reer Iiraan nooma ogola in aan la xajoona “Shaydaanka weyn”

Next Post
Kacaanka Iiraan: Dadka reer Iiraan nooma ogola in aan la xajoona “Shaydaanka weyn”

Kacaanka Iiraan: Dadka reer Iiraan nooma ogola in aan la xajoona "Shaydaanka weyn"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In