Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WAR HADDA SOO DHACAY: Dowladda Soomaaliya oo muddo kooban dib u fasaxday duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya Dalka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
WAR HADDA SOO DHACAY: Dowladda Soomaaliya oo muddo kooban dib u fasaxday duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo goordhow la hadlay Radio Muqdisho, ayaa sheegay in si ku meel gaar ah  loo fasaxay duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya dalka muddo laba maalmood ah si loo soo qaado mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran garoomada diyaaradaha dalalka Caalamka kadibna uu sii socon doono go’aanka xayiraada duulimaadyada caalamiga ah si looga hortago cudurKa COVID19

Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka jawaabeyso cabasho muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayiran qaar ka mid garoomada wadamada caalamka islamrkaana si ku meel gaar ah loo  fasaxay duulimaadyada muddo labo maalmood ah

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Halkaan ka dhageyso Wareysi Wasiirka Gadiidka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo la hadlay Radio muqdisho

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2020/03/WAREYSI-WASIIRKA-GADIIDKA-SAX-SAX-.mp3

Tags: WAR HADDA SOO DHACAY: Dowladda Soomaaliya oo muddo kooban dib u fasaxday duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya Dalka
Previous Post

Ciidamada Xoogga oo gacanta ku dhigay horjoogihii Al-Shabaab ee Jannaale

Next Post

Raysal Wasaare Khayre oo dhaqaatiirta Soomaaliyeed kala hadlay xakameynta COVID-19

Next Post
Raysal Wasaare Khayre oo dhaqaatiirta Soomaaliyeed kala hadlay xakameynta COVID-19

Raysal Wasaare Khayre oo dhaqaatiirta Soomaaliyeed kala hadlay xakameynta COVID-19

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In