Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan lagu taageerayay la dagaalanka Kooxda Al shabaab oo C/casiis lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
kulan lagu taageerayay la dagaalanka Kooxda Al shabaab oo C/casiis lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ololahan lagu ciribtirayo ururka gumaadka ummadda soomaaliyeed ee UGUS Ayaa maanta ka bilowday dagmada C/casiis ee Gobalka Banaadir,waxaana halka Uu olalohaan wacyigalinta xanbaarsan uu maanta ka dhaqan galay waaxda loowya Cadde ee Dagmadaasi ,ayadoo uu goob joog ka ahaa halka dadka lagu tira koobayay Laguna kala saareayay gudoomiyaha dagmada Cusmaan Muxidiin Cali.

Dadka ayaa buuxinayay foom lagu ogoonayo tirada ku nool dagmada guud ahaan Iyo in aay dagmada aay ku dhuumaaleysanayaan kooxda Ugus,waxaana laga Qadayay shcabka sawiro Dadka ayaa ku dhawaaqayay erayo aay ka mid yihiin waxaan iska talaaleynaa Ugus, iyo kuwa kale.
“waxaan iska talaaleynaa ugus waxaan iska talaaleynaa ugus waxaan halkaan u nimid talaalka ugus.
Gudoomiyaha dagmada C/Casiis ee Gobalka Banaadir Cusmaan Muxidiin Cali ayaa Ka warbixiyay muhiimada uu leydahay in lakala sooco dadka,kuna faraxsanyahay In maanta dagmada laga hirgaliyo ololahaan.
“waxaa sharaf weyn inoo ah in maanta uu halkaan ka socdo diiwan galinta Talaalka ugus waa cudurkii umada soomaliyeed ku dhacay sanadihii la soo Dhaafay maanta waxaa uu ka bilowday dagmada cabdi casiis in laga talaalo Shacab weynaha ku dhaqan dagmada arintaas oo looga gol leeyahay,si loo xaqiiji Laha amaanka magaalad muqdisho arintaas oo lloga golleeyahay sidii look ala Saari lahaa shacabka  iyo
cadawga arinkaas Reer Cabdi Casiis weey soo Dhawwyeen”ayuu yiri gudoomiyaha.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Sidoo kale gudoomiyaha dagmada ayaa u mahahceliyay ciidamada amniga gaar Ahaan Boliska iyo Nabadsugida,waxaa  uuna balanqaday ineey la shaqeyn Doonaan hay,adaha amniga horayna ula shaqeyjiren,

“Reer Cabdi Casiis hadaan nahay waxaa diyaar u nahayy inaan la shqeyno hay adaha amaniga sida Boliska iyo Nabadsugida horayna waa ula shqey jirnay waxaa uga mahad celinaa shay adada Nisa oo barnaamijkaan iyada diyaarisay cudurka ugus inuu yahay cudur ku dhaca maskaxda aadanaha isla markaana laga daaweyn karo,qofka uu heli karo caafimaadkiisi hore sababtoo ah qofka waxa ku qasbay asigoo fayoow inuu qof qarxiyo inuu walaakiis dilo Soomali ah, waxii ku qasbay inuu masjidyada iskuulada isitaalada waa cudur ku dhaca maskaxda ubaahan in ladaaweeyo marka waxaan rajeynaa in reer Cabdi Casiis aay talaalkaas qadan doonaan”mar kale yiri gudoomiyaha .

Dhawaanahan waxaa magalada Muqdisho ka socday olole lagu ciribtirayo kooxda ugus waxaana Sidoo kale olole midkaan laceyn ah uu ka socdaa guud ahaan gobalada dalka.

Previous Post

Wasiirka amniga iyo taliyaha booliska oo maanta u safray dalka Djibouti

Next Post

Garoowe oo looga diyaar garoobayo qaadista Imtixaanaadka sanadka

Next Post
kulan looga hadlayay daryeelka caruurta darbi jiifka ah oo Garoowe lagu soo gabagabeyay

Garoowe oo looga diyaar garoobayo qaadista Imtixaanaadka sanadka

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In