Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Heliwaa oo laga hirgeliyay Barnaamijka daadejinta Adeegyada Bulshada ee Gobolka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Degmada Heliwaa oo laga hirgeliyay Barnaamijka daadejinta Adeegyada Bulshada ee Gobolka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Qeybta Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha degmada Heliwaa ayaa maanta degmada Heliwaa ka daahfuray Barnaamijka daadejinta Adeegyada Bulshada ee Gobolka Banaadir.

Adeegan ayaa Bulshada ku dhaqan degmada Heliwaa u saamaxaya in ay hadda kadib Shatiyada Ganacsiga, Diiwaangelinta Guryaha, Fasaxa Dhismaha, Dukaamada iyo Dabakaayooyinka ka heli karaan degmadooda, halkii ay markii hore u soo aadi jireen Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Waxa kale oo Munaasabada Goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Dakhliyada Dowladda Hoose iyo ku simaha Agaasimaha Waaxda Adeegyada Dowladda Hoose ee Xamar.

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa sheegay in tani ay tahay wax lagu in bulshada degmada ay adeegyada aas aasiga ah ka heli doonaan xarunta degmadooda, looguna adeegi doono si hufnaan iyo daacadnimo ay ku jirto.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo kormeeray xarumaha Caafimaadka ee ku yaala Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Ergayga gaarka ah ee QM oo ka warbxiyey xaaladda guud ee Soomaaliya

Next Post
Ergayga gaarka ah ee QM oo ka warbxiyey xaaladda guud ee Soomaaliya

Ergayga gaarka ah ee QM oo ka warbxiyey xaaladda guud ee Soomaaliya

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In