Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Jalalaqsi Oo Laga Hirgaliyay Leeyrarka Ku Shaqeeya Cad-Ceeda “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Degmada Jalalaqsi Oo Laga Hirgaliyay Leeyrarka Ku Shaqeeya Cad-Ceeda “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Jalalaqsi waxa ay ka mid tahay Degmooyinka gobolka Hiiraan ee sanad ka hor laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab, waa degmo istiraatiiji ah oo uu maro webiga Shabeele caana ku ah beera iyo dhul daaqsimeed, waxaana ay eheyd meel ay cuuryaamiyeen UGUS, inkastoo hadda ay soo laabanayaan adeegyadii bulshada islamarkaana ay ka soo kabaneyso daqaradii Cadowgu uu u geystay.

Magaalada waxaa hadda laga dareemayaa horumaro kale duwan oo u horseeday maamulka Dowladda ee degmada Jalalaqsi, waxaana magaalada laga hirgaliyay leerarka ku shaqeeya cad ceeda magaaladuna ay tahay mid mugdigii ka baxday oo xiliyada habeenkii bulshadu ay tahay mid qabsada howlahooda caadiga ah.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026

Maamulka Degmada Jalalaqsi ayaa ka hirgaliyay leerarkaasi, taasi oo qeyb ka ah horumarinta hanaanka magaalo iyo bilic soo celineed, iyadoo qeybaha kale duwan ee magaaladaasi ay soo dhaweeyeen horumarada kale duwan oo ay gacanta ka geysanayso Dowladda Soomaaliya.

Dhinaca kale magaalada waxaa ka socda barnaamijyo lagu xoojinayo is dhex galka Bulshada, iyadoo bulshada ay qeyb ka qaadanayaan xoojinta amniga,nadaafada,isku xirnaanta dowladda, iyo shacabka, waxaana maamulka uu dib u dhis uu ku sameeyay xafiisyada uu ku shaqeeyo maamulka, suuq laga hirgaliyay oo bulshada loogu adeego, iyo garoon kubada cagta ah lagu ciyaaro.

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa marar kale duwan ku cel celiyay in ay ka go’antahay deegaanada gobolka gaarsiinta adeegyada muhiimka u ah bulshada, waxaana hadda soconaya abaabulka leerar cad ceeda ku shaqeeya oo la doonayo in laga hirgaliyo magaalada Bulaburde.

DSC08894 DSC08897 DSC08898 DSC08899 DSC08901 DSC09008 DSC09009 DSC09010 DSC09011 DSC09015 DSC09016 DSC09017 DSC09018 DSC09020 DSC09021 DSC09022 DSC09023 DSC09024 DSC09025 DSC09026 DSC09028 DSC09029 DSC09030 DSC09031 DSC09032 DSC09033 DSC09034 DSC09035 DSC09036 DSC09037 DSC09038 DSC09040 DSC09041 DSC09042 DSC09043 DSC09044 DSC09045 DSC09046 DSC09047 DSC09048 DSC09049 DSC09050 DSC09051 DSC09052 DSC09053 DSC09054 DSC09055 DSC09056 DSC09057 DSC09058 DSC09059 DSC09060 DSC09061 DSC09062 DSC09063

Previous Post

Ciidanka XDS oo si buuxda ula wareegay tuulada Wabxo

Next Post

Roobabkii Saacadihii la soo dhaafay ka da, ay Muqdisho oo waddooyinka qaar biyo dhigay

Next Post
Roobabkii Saacadihii la soo dhaafay ka da, ay Muqdisho  oo waddooyinka qaar biyo dhigay

Roobabkii Saacadihii la soo dhaafay ka da, ay Muqdisho oo waddooyinka qaar biyo dhigay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In