Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Kaxda oo laga dareemayo horumar dhinacyo badan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Degmada Kaxda oo laga dareemayo horumar dhinacyo badan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada Kaxda  ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socda mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso hirgelinta dhismooyinka  iyo Waddooyin  horleh  kuwaasi  oo  qayb ka ah  bilic soo celinta caasimadda

Horumar bilic soo celinta Degmada  ayaa  waxaa  bar bar socda sugidda nabadgelyada oo ay si  gaar ah isaga xilsaareen ciidamada booliska  iyo kuwa Nabad Sugidda oo xiriir dhaw la leh bulshada degmada, si looga hortago falalka ay maleegayaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Ammaanka  ka sokoow ayaa  waxaa ka socda degmada tartamo isboorti oo lagu xoojinayo isdhaxgalka bulshada, kuwaasi oo qayb ka ah dhiirigelinta  dhallinyarada, si  ay uga baaqsadaan  inay  qayb ka noqdaan  dadka ka soo horjeeda horumarka bulshada ku nool Degmadaasi .

IMG_3342 IMG_3340  IMG_3323 IMG_3322 IMG_3314 IMG_3310 IMG_3303 IMG_3297 IMG_3296  IMG_3314 IMG_3310 IMG_3303 IMG_3297 IMG_3296

IMG_3355 IMG_3356

Sawir  Qaade   Maxamuud  Cabdi   Diirshe 

Previous Post

Soomaaliya oo marti galineysa Shir Madaxeedka IGAD

Next Post

Dugsiga sare ee deegaanka Ceeldibir oo la dhagax dhigay “SAWIRRO”

Next Post
Dugsiga sare ee deegaanka Ceeldibir oo la dhagax dhigay “SAWIRRO”

Dugsiga sare ee deegaanka Ceeldibir oo la dhagax dhigay "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In