Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Shangaani oo lagu qabtay xaflad Wacyi-gelin ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabad lagu wacyi gelinayo ololaha nadafada ee ka socda casimadda dalka ee Muqdisho ayaa lagu qabtay Degmada Shangani ee gobalka Banaadir.

Munasabada ย ayaa waxaa ย ka qeyb galay xubno uu ka mid ahaa gudomiye ku xigenka dhinaca Siyaasadda ee maamulka G/Banaadir ย Maxamed Aadan Guuleed (Cana-Geele) Gudomiyaha Degmada Shangani Saciid Buube gudomiyasha degmoyinka iyo qaar ka mid ah agaasimayasha D/hoose ee Muqdisho.

Related posts

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

September 24, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026

Xaflada ayaa waxaa lagu soo bandhigay Riwaayad ay dhigayeen kooxda Onkod ee ciidanka Asluubta Soomaliyeed taas oo ka turmeysay ololaha Nadaafadda ka socda caasimadda dalka ee Muqdisho.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey goโ€™aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In