Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmooyinka la xorreeyay oo lagu wado in dhawaan ay yeshaan gole degaan 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Degmooyinka la xorreeyay oo lagu wado in dhawaan ay yeshaan gole degaan 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cumar Cabdi Maxamed (Omar Gure) oo sheegay in Gole deegaan loo sameyn doono Degmooyinka Galmudug ee laga Xorreeyay khawaarijta.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug Cumar Gure, ayaa sheegay in si ay adeegyada bulshada ee aas aasiga ah u helaan dadka ku nool Degmooyinka laga xorreeyay khawaarijta ay Dowladda Galmudug ka hirgelinayso Degmooyinkaas Maamulo dadku soo dooran doonaan sida dhismaha Goleyaasha Deegaanka oo horseed u noqon kara horumarka deganadaas.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Hadalka Agaasimaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Omar Gure, ayaa kusoo aadaya, iyadoo guul weyn ay Galmudug ka gaartay Dagaalka lagula jiro kooxda khawaarijta ah, lagana saaray dhul ballaaran oo ka tirsan Galmudug.

Ujeedka loo sameeynaayo golaha deeganka,ayaa ah inay wax la qeyb sadaan Degmooyinka,xorta ahaa ee hormarka ballaaran sameeyay.

Previous Post

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo xilka la wareegay

Next Post

Madaxweynaha Jubaland oo tababar u soo xiray qaar kamid ah Ciidanka Booliiska Jubbaland

Next Post
Madaxweynaha Jubaland oo tababar u soo xiray qaar kamid ah Ciidanka Booliiska Jubbaland

Madaxweynaha Jubaland oo tababar u soo xiray qaar kamid ah Ciidanka Booliiska Jubbaland

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In