Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Dekadda Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Dekadda Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Kubada Cagta Dekadda ayaa ku guuleysatay Horyaalka Heerka 1-aad ee Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dekada ayaa hanashada Horyaalka Soomaaliya ku Xaqiijisay Kulan ay la ciyaartay Kooxda Batroolka oo ayadana sidoo kale loo xaqiijiyay in u laabatay horyaalka heera labaad ee dalka kadib markii looga adkaaday 6-1 kulan ka dhacay garoonka Banaadir ee degmada Cabdi Casiis.

Dekadda ayaa ku guuleysatay horyaalka Soomaaliya wmarkii labaad oo is xiga waana markii ugu horeysay oo horyaalka Soomaaliya ay koox ku guuleysato laba jeer oo xiga 13-sano kadib.

2004-05 Kooxda Elman ayeey ahayd kooxdii ugu danbeyso oo horyaalka soomaaliya  ku guuleysato laba xili ciyareed oo xiga waxaana rikorkaas barbareysay Kooxda Dekadda.

Dekadda ayaa xili ciyareedkii la soo dhaafay waxay ku guuleysatay horyaalka soomaaliya waxaana ay ahayd markii ugu horeysay oo Dekadda ay ku guuleysao horyaalka Soomaaliya 20-sano kadib kolkaasi ayaana sidoo kale ugu danbeysay in horyaalka soomaaliya ay ku guuleysato sadex kooxod oo kale duwan kolkaasi oo ay horyaalka ku guuleysatay Dekada.

Galabta ayeey u dabaal degtay horyaalnimada Soomaaliya kooxda Dekadda ayadoo sidoo kale Macalin Yuu Cali oo leyliya Dekadda uu kula guuleystay markii labaad oo is xiga.

Macalin Yuu Cali ayaa sidoo kale ku guuleystay horyaalka Soomaaliya ayada uu ciyaaryahan yahay iyo ayada uu Macalin yahay kooxaha Elman iyo Dekadda ayaa kula guuleystay Xilfadiisa Macalinimo halka Xiligii uu garoonka ku jiray-na uu kula guuleystay Kooxda Elman uu ku soo qaatay waqtigisii ugu wanaagsanaa guud ahaana Macalinimo iyo Ciyarayahan ahaan waxaa uu ku guuleystay Yuu Cali 8-Jeer Horyaalka Heerka Kowaad ee Dalkeena Soomaaliya.

Dekadda ayaa ku guuleysatay horyaalka Soomaaliya Markii afaraad tariikhda in ay dhisan markii ugu horeysay ayeey ku guuleysatay horyaalka 1984 markii labaad ayeey ku guuleysatay 1999-kii Markii Sadexaad waxaa ay ku guuleysatay 2017 iyo Markii afaraad oo ay ku guuleysatay 2018.

 

Previous Post

Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha oo lacag deeg ah ku wareejiyay Maamulka Gedo

Next Post

Dhallinyaro arag la’ oo deeq waxbarasho ka helay dalka Koonfur Afrika

Next Post
Dhallinyaro arag la’ oo deeq waxbarasho ka helay dalka Koonfur Afrika

Dhallinyaro arag la' oo deeq waxbarasho ka helay dalka Koonfur Afrika

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In