Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DFS oo Shirkadaha Shell/ExxonMobil oo kuleh Soomaaliya Xirmooyin Shidaal ka heshey Ijaarka Xirmooyinkaas

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
DFS oo Shirkadaha Shell/ExxonMobil oo kuleh Soomaaliya Xirmooyin Shidaal ka heshey Ijaarka Xirmooyinkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Kadib dadaalo badan oo ay Maxdaxda Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS ka samayeen dib u soo celinta xiriir ka Shirkadaha ku leh Xirmooyin Shidaal Iyo kuwo kale oo maal gashi cusub ka samaysta Wadan ka Soomaaliya ayaa waxaa lagu guulaystay in lagu qanciyo Shirkadaha lagu leeyahay Ijaar ka Xirmooyinka ay haystaan.

Heshiis ku saab sanaa bixinta Ijaarka Xirmooyin Shidaal oo ay galeen Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Iyo Shirkadaha Shell/Exxon Mobil bishii Juune ee Sanad kan ayay Shirkadahaas u soo shubeen DFS $1.7M oo ah qaybtii u horaysay ee ah Ijaar lagu lahaa Muddo ku siman 30 Sano.

Maamulka Lacagtan ayaa ku salaysnaan doonto heshiiskii Kheyraad Wadaaaga ee ay kala saxiixdeen DFS Iyo Dowladaha Xubnaha ka ah DFS sida uu bartiisa twitter ka ku shaaciyay Wasiir Ku Xigeenka Batroolka Iyo Macdanta DFS Mudane Maxamud Cabdiqaadir Hilaal.

Previous Post

Agaasime Ku xigeenka Guud ee HSJ oo tababar usoo xiray Saraakiil ka tirsan HSJ

Next Post

Female SNA and AMISOM soldiers in joint awareness training on women’s participation in peace and security

Next Post
Female SNA and AMISOM soldiers in joint awareness training on women’s participation in peace and security

Female SNA and AMISOM soldiers in joint awareness training on women’s participation in peace and security

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In