Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaawacyada Askar Kenyan ah oo la gaarsiiyay Nairobi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhaawacyada Askar Kenyan ah oo la gaarsiiyay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Askar dhaawac ah oo ka tirsan ciidanka dalka Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la gaaarsiiyay cisbitaal ku yaala magaalada Nairobi.

Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Kenya, Rachael Omamo iyo saraakiil kale ayaa soo dhaweeyay askarta dhaawaca ah, wuxuuna sheegay in dowladda Kenya ay la xiriiri doonto ehelada askarta dhaawaca ah ee maanta la gaarsiiyay Nairobi, sida ay sheegtay, idaacadda BBC-da.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale wasiirka difaaca Kenya Rachael Omamo ayaa intaas ku dartay inuu wali socdo dagaalka Kenya ay kula jirto malleeshiyada Al-Shabaab, islamarkaana ay sii xoojin doonaan howlgalka ka dhanka ah Shabaab ee ka socda dalka Soomaaliya.

Askarta ayaa ku dhaawacantay dagaalkii deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gado laba maalmood ka hor ku dhexmaray ciidammada Kenya iyo malleeshiyadka Shabaab. inkastoo dowladda Kenya aysan weli shaacin qasaaraha ciidamadeeda ka soo gaaray dagaalkaasi.

Previous Post

Dalka Iran oo laga qaaday cuno-qabataynti saarnayd

Next Post

Ardayda jaamacadda Jamhuuriya oo u fariisatay imtixaanki ugu dambeeyay+Sawirro

Next Post
Ardayda jaamacadda Jamhuuriya oo u fariisatay imtixaanki ugu dambeeyay+Sawirro

Ardayda jaamacadda Jamhuuriya oo u fariisatay imtixaanki ugu dambeeyay+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In