Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Shabeelaha Dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Shabeelaha Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA ayaa howlgallo qorsheysan cagta ku mariyay goobo ay ku dhuumaleysanayeen gaar ahaan Dhulka howdka ah ee hoostaga Deeganka Dhagaxow ee Gobalka Shabeelaha dhexe.

Howlgalkan oo uu Hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka gaarka ah ee kumaandooska NISA Gaashaanle Bashiir Daahir Faarax ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkaasi ay ku dileen in ka badan 20 dhagarqabe oo Ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo Ciidamadu ay Nafta dhaafiyey Hoorjooge lagu magacaabo (Busuri Xasan Axmadey) iyo Ilaaladiisa.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Horjoogaha ay cidamadu khaaeajiyeen ayaa Khawaarijta u qaabilsanaa lacagaha baadda ah oo ay shacabka ka qaadaan, waxaana geesiyaasha Qaranku ay howlgalka ku dhaawaceen Horjooge Ciise Uboow oo isna Khawaarijta uqaabilsanaa weerarada iyo arbushaadda.

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa wado howlgallada lagu baacsanayo firxadka kooxda si ay gabi ahaanba halkaasi uga sifeyaan Khawaarijta caadeysatay daadinta Dhiigga Shacabka.

Previous Post

Wafdi uu hoggaaminayo gudoomiyaha Hay’adda Batroolka oo gaaray degmada Hobyo

Next Post

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray taliska guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab

Next Post
Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray taliska guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray taliska guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In