Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhagar Qabe Isku Qarxiyay Suuq Ganacsi oo ku yaalla Degmada wadajir.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhagar Qabe Isku Qarxiyay Suuq Ganacsi oo ku yaalla Degmada wadajir.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

qaraxaan oo loo adeegsaday gaari Nuuciisu ahaa Hariyeer ayaa ku qarxay suuq ku yaalla xaafadda kaawo Godey ee degmada wada jir.

Sarakiil ka tirsan hay,adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa  inoo xaqiijiyay in ay ku dhinteen halkaas dad ku dhow 30 halka tiro kale oo dad ahna ay ku dhaawac meen kuwaas oo la geeyay xarumaha caafimaadka ee ku Yalla Magaalada muqdisho.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Saraakiisha ayaa inoo sheegay in markii hore laga warqabay dhagar qabahaan suuqaan ganacsi isku qarxiyay isla markaana hay,adaha ammaanku ay baacsanayeen ugu dambeynna cabsi uu ka qabay in gacanta lagu dhigo ah ay keentay in uu is qarxiyo.

Wixii warar dheeraad ah oo la xiriira qaraxaan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonna Insha Allah.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Waa in musuq maasuqa meel looga soo wada jeesto, caddaaladdana loo sinnaado” Sawirro”

Next Post

Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Garoowe+Sawirro

Next Post
Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Garoowe+Sawirro

Agaasimaha hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Garoowe+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In