Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka maalin kasta Jimcaha mooyee waxa uu xambaarsanyahay warar iyo wareysiyo xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...














