Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo ka hadashay qorshe howleedka wasaaraddaasi.
Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo maqal ah