Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Bulshada Dhuusamareeb oo soo dhaweysay heshiiski maamullada Galmudug iyo Ahlusunna

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Bulshada Dhuusamareeb oo soo dhaweysay heshiiski maamullada Galmudug iyo Ahlusunna
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Bulshada ku dhaqan gobolka Galgaduud ayaa si isku mid ah u soo
dhoweeysay Heshiiska ay wada gaareen Maamulka Galmudug iyo Ahlu sunna
kaasoo loo arko in uu dhabaha u xaaraya dhismaha maamul tabar iyo awoodba u leh hanashada deegaannada hoos yimaada maamulka Galmudug.
Wariyaha nooga soo warama magaalada Dhuusamareeb Maxamed Deeq Cabdi Maxamed ayaa soo sheegaya in bulshada ku nool magaaladaasi ay si weyn u soo dhaweeyeen heshiiskaasi.
Dhinaca kale Bulshada ayaa waxa ay ku baaqeen in Qodobada ka soo baxay
wada hadaladii Masuuliyiinta in la dhaqan galiyo Dadkuna taageeraan si
uu Cudud u yeesho Maamulka Gal-mudug.

Magaalada Dhuusamareb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ahna Caasimada
Maamulka Gal-mudug ayaa laga dareemayaa diyaar garow ku aadan
Wafdiyada ku soo wajahan Maaddaaba la xaliyey Qilaafkii Siyaasadeed ee
Muddo soo jiitamayey.

WARKA MAXAMED CABDI BULSHADA GOBOLKA OO SOO DHOWAYSAY HESHIISKII GALMUDUG 7-12-2017
Previous Post

Akhriso Qodobada ay ku heshiiyeen Galmudug iyo Ahlusunna+SAWIRRO

Next Post

Dowladda Britain oo la wareegtay hoggaanka ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Dowladda Britain oo la wareegtay hoggaanka ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya+Sawirro

Dowladda Britain oo la wareegtay hoggaanka ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In