Ciidamada Amaanka Maamulka puntiland oo Maalinkii labaad hawlgalo iyo baaritaano ka wadan xaafada ka tirsan Magaalada boosaaso aydoo Ciidamada ay ku guulaysteen inay gacanta ku soo dhigaan dadka ay ka shakiyeen.
Magaalada boosaaso ee Xaruunta Gobolka Beri ahna Xaruunta ganacsi ee Maamulka puntland ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca falal Amaanka ka dhan ah kuwaa soo lagu dilo Ma’suuliyiin ka tirsan Maamulkaasi.
wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Maxamed muuse Tarsan ayaa soo sheegaya in ay Ciidamadu ku guulaysteen ihn gacanta ay kusoo dhigaan Rag lagu tuhunsan yahay in ay Magaalada qalqal ku haayeen.
Halkaan hoose ka dhageyso Wariye Tarsan: