Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ciidamada Xoogga oo Howlgalo lagu qaadayo Isbaarooyin ka bilaabay Gobolka Sh/dhexe

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Ciidamada Xoogga oo Howlgalo lagu qaadayo Isbaarooyin ka bilaabay Gobolka Sh/dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abuukar Maxamed Bacadle Wariyaha Warbaahinta Qaran ee Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar ayaa soo sheegaya In Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka bilaabeen Howlgalo lagu baacsanayo dadka Isbaarooyinka dhigta Deegaano ka tirsan Gobolkaasi.

Deegaano ka tirsan Gobolada Shabeelooyinka ayaa jidgooyin lagu dhibaateeyo Gaadiidka iyo Dadka Shacabkaa waxaa soo dhigta Maleeshiyaad iyo dhagar qabayaal ku la bisan Dariiska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Waxaana Howlgalkaan Saaka Ciidamada Xooggu ka bilaabeen Deegaanada ka tirsan Gobolka Shabeehala dhexe qeyb ka ah Guddoomiyaha Maamulka shabeelaha dhexe iyo Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Habeen iyo dharaar u taagan Difaaca iyo waxtasta oo dhibaato ku ah Shacabka Soomaaliyeed ee mudan Cisiga iyo sharafta.

Halkaan hoose ka dhageyso:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/Bacadle.mp3

Previous Post

Labo wiil oo Soomali walaalo ah oo lagu toogtay K/Afrika

Next Post

Madaxweyne Trump oo bedelaya Rex Tillerson

Next Post
Madaxweyne Trump oo bedelaya Rex Tillerson

Madaxweyne Trump oo bedelaya Rex Tillerson

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In