Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Dagaal u dhaxeeya dad shacab ah iyo maleeshiyaadka Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Dagaal u dhaxeeya dad shacab ah iyo maleeshiyaadka Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ee bartamaha Dalka ayaa ku soo waramaya in Dagaal u dhaxeeya dad shacab ah iyo maleeshiyaadka Al-shabaab uu ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Dagaalkaan ka dhacay Gobolka Hiiraan ayaa imaaday ka dib markii maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab ay isku dayeen in ay boobaan xoolo ay lahaayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada miyigaa hasayeeshee shacabka ayaa ka dhiidhiyay falalka guracan ee maleyshiyadu ku hayaan bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

mid ka mida dadka deegaanka ee dagaalka la galay maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in dagaal xoogan oo ay la galeen nabad diidka Al-shabaab ay kaga dileen horjoogayaal ka tirsanaa maleeshiyaadka nabad diidka Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka:

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/05/cod-hiiraan.mp3
Previous Post

27,600 oo arday oo maanta u fariisanaysaa imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dalka.

Next Post

107 qof oo ku dhimatay shil diyaaradeed+Sawirro

Next Post
107 qof oo ku dhimatay shil diyaaradeed+Sawirro

107 qof oo ku dhimatay shil diyaaradeed+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In