Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Faah faahin kasoo baxaysa Dab Xalay ka kacay Magaalada Baydhabo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Faah faahin kasoo baxaysa Dab Xalay ka kacay Magaalada Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ahna Xaruunta ku KMG ah ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya waxaa Xalay ka kacay Dab.

Dabkaan ayaa ka kacay Suuq lagu magacaabo ulaay kuna yaala bartamaha Magaalda waxaana ka dhashay Khasaare hantiyadeed kaasoo dhamaanba saameeyay goobihii Ganacsi ee ku yaalay halkaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maamulka Degmada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa ku guulaystay Xakamaynta iyo daminta dabka ka kacay Suuqa Magaalada Baydhabo.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Magaalada Baydhabo Siraaji sheikh Isxaaq ayaa soo sheegaya in lagu guulaystay dabka iyadoona Maamulka iyo Shacabka oo iskaashaanaya ay ku guulaysteen Xakamaynta dabka.

Inta badan Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho iyo Gobolada Dalka ayaa waxaa ka dhaca dabab khasaare uu kasoo gaaro Xaruumaha Ganacsi ee Dalka kaasoo loo aaneeyo in aysan Bulshada Soomaaliyeed ku baraarugsanayn ama aysan ku quusqaadan kala fagaynta dabka iyo Goobaha Ganacsi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Warhiyaha:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/11/WARAYSI-SIRAAAJI.mp3
Previous Post

Amiirka Kuweyt oo aqbalay iscasilaada R/wasaarahiisa

Next Post

Baabuur Dad ku laayay Mareykanak

Next Post
Baabuur Dad ku laayay Mareykanak

Baabuur Dad ku laayay Mareykanak

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In