Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Galmudug oo Dhisme ku bilaabaysa Garoonka Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Galmudug oo Dhisme ku bilaabaysa Garoonka Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Galmudug ayaa Dhisme ku bilaabay Garoonka Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimada rasmiga ah ee Maamulka Galmudug.

Manaasabad lagu daahfurayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada DhuusamareebUgaas Nuur ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ka tirsan Baarlamaanka Maamulka,Maaulka Degmada Dhuusamareeb iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Dhuusamareeb.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ayaa waxaa dhisaya Shirkada Kulan oo ka mid ah Shirkadaha dhisa Garoomada.

Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug  Macalin Nuur Cilmi Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa  tilmaamay in ay soo dhaweynayaan cid kasta oo gacan ka geysanaysa dhismaha Goobaha loogu adeego Bulshada iyo Maamulkaba.

Dhanka kale Madaxa Shirkadda dhisaysa Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb Careed Macalin Axmed oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka go,an tahay Dhismaha Garoonka.

Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka mid ahaa Goobihii ku burburay Dhibaatoyinkii ku Dhacay Qaranka Soomaaliyeed.

Maamulka Galmudug ayaa horay u sheegay in ay xoogga saarayaan dibu dhiska Garoomada hoose yimaada Maamulka Galmudug ee Gobolada dhexe.

Halkaan hoose ka dhageyso Codadka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/codka-Dhuusamareeb.mp3
Previous Post

Fursad Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Qorsheynta ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Next Post

R/Wasaare Khayre”Xukuumaddeydu waxay ahmiyad siindoontaa horumarinta Ciyaaraha Dalka

Next Post
R/Wasaare Khayre”Xukuumaddeydu waxay ahmiyad siindoontaa horumarinta Ciyaaraha Dalka

R/Wasaare Khayre”Xukuumaddeydu waxay ahmiyad siindoontaa horumarinta Ciyaaraha Dalka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In