Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Koonfur galbeed oo ka hadashay maleshiyaad kasoo goostay Al shabaab

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Koonfur galbeed oo ka hadashay maleshiyaad kasoo goostay Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur galbeed Xasan Xuusen Maxamed “Xasan eelaay” oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraada ka bixiyay Maleeshiyaad ka tirsanaa Nabad diidka Al shaab kuwaa soo shalay isku dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Maamulka koonfur galbeed.

Xasan Xuusen Wasiirka Amniga Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Ragaan ka tirsanaa nabad diidka Argagaxisada Al shabaab ee isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga ay u adkaysan waayeen falalka guracan ee maleeshiyadu ka wadaan Dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ayaa tilmaamay in ay soo dhaweynayaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo kuwa Maamulkoodu cidkasta oo kasoo baxaysa Argagaxisada Al shabaab isagoona ugu baaqay in ay ka tanasulaan fikirka xagjirka ah ee ay ku dhaqmaan maleeshiyaadku.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaaya Ciidamo Cadaana ayaa bilahaan waxaa ay deegaano dhaca koonfurta iyo bartamaha Dalka ka fuliyeen duqeymo diyaaradeed kuwaa soo la rumaysan yahay in lagu dilay Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ay wadeen oo ka tirsanaa Nabad diidka Al shabaab.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/WARAYSI-WASIIRKA-AMNIGA-KOOFUR-GALBEED-XASAN-XUSEEN-MAXAMED.mp3

Previous Post

Daawo Sawirro”Madaxweyaha JFS oo Sharma Sheekh uga qeybgalaya shirka ganacsiga Africa

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Addis Ababa

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Addis Ababa

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Addis Ababa

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In