Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ku simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo hambalyo u diray dhalinyarada Qaranka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Ku simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo hambalyo u diray dhalinyarada Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha shacabka Federaalka Soomaaliyeed mudane Maxamed Mursal Sh/raxmaan oo xalay ka qeyb galay Munasaabadda lagu xusayay sanad guuradii 75 ee kasoo wareegtay aas aaskii dhalinyaradii SYL oo ku beegneed 1943 ayaa hambalyo u diray muwaadiniinta Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada.

Mudane Maxamed Mursal Sh/raxmaan Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha shacabka Federaalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dhaliyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Qaranka ayna iska ilaaliyaan fikradaha ay faafinayaan maleeshiyaadka nabad diidka Al-shabaab kuwaas ku howlan bur burinta Dalka.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

15ka May oo xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa ka qeyb galay   Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Ssoomaaliya , Duqa magaalada Muqdisho, Wasiirro ay  ugu horeyso Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha,Xildhibaanno iyo marti sharaf kala duwan.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/05/Guddoomiyaha-Baarlamaanka-15-may.mp3
Previous Post

TOOS U DAAWO :- Munaasabadda 15ka May Oo Muqdisho Ka Socota Caawa

Next Post

Dhageyso: R/wasaare Xasan Cali” SYL waxay ahaayeen abayaal Qaran,

Next Post
Dhageyso: R/wasaare Xasan Cali” SYL waxay ahaayeen abayaal Qaran,

Dhageyso: R/wasaare Xasan Cali" SYL waxay ahaayeen abayaal Qaran,

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In