Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka Degmada Galiinsoor oo faah faahin ka bixiyay xaaladda Amni ee degmada

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Maamulka Degmada Galiinsoor oo faah faahin ka bixiyay xaaladda Amni ee degmada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Galiinsoor ee Gobolka Galgaduud ee Galmudug Xirsi Muuse Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay xaaladda Amni ee degmada in kastoo ay jiraan meeshiyaad jidgooyoyin soo dhigta wadooyinka isku xira Magaalooyinka Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug iyo Galiinsoor,Cadaado iyo Galiinsor.

Xirsi Muuse Guddoomiyaha Degmada Galiinsoor ayaa tilmaamay in ay xooga saareen Maamulka Galiinsoor qaadista iyo wax ka qabashada sidii isbaarooyinka loo qaadi lahaa iyagoo kaashanaaya Ciidamada amaanka Galmudug.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Guddoomiyaha Degmada Galiinsoor ayaa dhanka kale sheegay in Maamulka Galmudug ay ka go,an tahay sidii loo ciribtiri lahaa maleeshiyaadka dhigta isbaarooyinka lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah ee iskaga kala goosha deegaanada Galmudug.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka G/Xirsi Muuse:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/wareysai-Gudoomioyaha-Degmada-Galiinsoor-Xirsi-Muuse-Maxamed.mp3
Previous Post

Golaha Aqalka Sare oo maanta ka doodaya habraaca xeerka Miisaaniyadda Dowladda ee 2018

Next Post

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo ka hadlay Darbiga Kenya ka dhisayso xadka Soomaaliya

Next Post
Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo ka hadlay Darbiga Kenya ka dhisayso xadka Soomaaliya

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo ka hadlay Darbiga Kenya ka dhisayso xadka Soomaaliya

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In