Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug oo sheegay in ay ka shaqeynayaan bilicda Magaalada

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Maamulka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug oo sheegay in ay ka shaqeynayaan bilicda Magaalada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug C/llaahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ka dhan ah dadka dhistay jidadka iyo Xaruumihii hore ee Dowladda.

C/llaahi Axmed Cali Faad Guddoomiyha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa tilmaamay in aysan u dulqaadan doonin cidkasta oo isku dayda  dhismaha iyo gadashada dhulka Dowladda iyo jidadka Magaalada Hobyo.

Related posts

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026

Guddoomiyha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug “Faad” ayaa baaq u diray qurbo joogta iyo jaaliyadaha ku howlan dhismaha iyo gadashada dhulka Magaalada Hobyo iyadoo uusan ka war qabin Maamulka Degmada iyo kan Galmudugba isagoo sheegay in Maamulku kala shaqeyn doono cidkasta oo dhulka u soo marta Nadaam sax ah.

Maamulka Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ay wadeen dadaalo ku aadan bur burinta dhismayaasha wadooyinka soo galay iyo kuwa uusan Maamulku ka warqabin.

Halkaan hoose dhageyso codka Guddoomiye  Faad: 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/GudHobyoCllahi-Axmed-Fat22022017.mp3

Previous Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirro+Jaamacada SIMAD oo Heshiis Iskaashi la saxiixatay Jaamacada Vaal oo ku taala dalka Koonfur Afrika,

Next Post
Daawo Sawirro+Jaamacada SIMAD oo Heshiis Iskaashi la saxiixatay Jaamacada Vaal oo ku taala dalka Koonfur Afrika,

Daawo Sawirro+Jaamacada SIMAD oo Heshiis Iskaashi la saxiixatay Jaamacada Vaal oo ku taala dalka Koonfur Afrika,

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In