Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo sheegay in gacanta ku soo dhigeen  Maleeshiyaad dhaca ka geystay Deegaanad Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo sheegay in gacanta ku soo dhigeen  Maleeshiyaad dhaca ka geystay Deegaanad Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada NISA iyo Booliiska Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay Maleeshiyaad gaadiid ka dhacay deegaanada Maamulka galmudug.

Taliye ku xigeenka Saldhiga dagmaada Cadaado ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen maleeshiyaad dhaca ka geystay intaa u dhexaysaya Cadaado iy Cabudwaaq oo ka tirsaan deegaanada Galmudug.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

February 21, 2026

Cumar Macalin Cali taliyaha saldhiga dagmaada cadaado ayaa sheegay in raga gacanta lagu soo dhigay ayaa  u gudbiyen saldhiga  dagmaada  cadaado laalana  xisabtami doona  falaalka amaan daro oo ay ka wadeen deegaanada Maamulka Galmudug.

sido kale waxa u sheegay in lagu daba jiro mid kamid ah ragsi  gestay dhaca kana baxa saday  goobta  laamaaha amniguna  ay badi goobayaan sidi gacanta logu soo dhigi  laha.

Halkaan ka Dhageyso Codka Taliyaha ku xigeenka 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Wareysi-Taliye-ku-xigeenka-Saldhiga-Cadaado-Cumar-Macalin-Cali.mp3-bbbbbbbbbbbbbbbbb.mp3
Previous Post

President Kagame takes over as AU chairman

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay shir looga hadlayo xasilinta dalka

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay shir looga hadlayo xasilinta dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay shir looga hadlayo xasilinta dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada...

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In