Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo faah faahin ka bixiyay xaaladda Gobolkaasi

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo faah faahin ka bixiyay xaaladda Gobolkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyue ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Gedo ee koonfurta Dalka Maxamed xuseeen Alqaadi oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda Amniga iyo mida bini aadanimo ee ka jirta Gobolkaasi.

Maxamed xuseeen Alqaadi Guddoomiyue ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka  ayaa sheegay xaaladda Amniga ay tahay mid wanaagsan oo laysku ha layn karo isagoona tilmaamay in maaamulka Gobolka Gdeo iyo shacabka oo iskaashanaya ay xoogga saareen sidii loo adkayn lahaa Amniga.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Dhanka kale Guddoomiya ayaa sheegay in Gobolka ay ka jirto horumaro ku aadan dhinacyada Amniga iyo iskaashiga bulshada Gobolkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Alqaadi:

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/05/alqadi.wav
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho Jimce 11-5-2018

Next Post

R/wasaare Kheyrre oo xalay kormeeray xarumaha ciidamada ammaanka ee Muqdisho+ Sawirro

Next Post
R/wasaare Kheyrre oo xalay kormeeray xarumaha ciidamada ammaanka ee Muqdisho+ Sawirro

R/wasaare Kheyrre oo xalay kormeeray xarumaha ciidamada ammaanka ee Muqdisho+ Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In