Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo sheegay in Xal laga gaaray muran xaduudeed ka taagnaa Mandheera iyo Beledxaawo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo sheegay in Xal laga gaaray muran xaduudeed ka taagnaa Mandheera iyo Beledxaawo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee koonfurta Dalka mudane Maxamed Muxumud Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin dheerada ka bixiyay Kulan looga hadlayay xal ka gaarista muran xaduudeed maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa magaalooyinka Mandheera iyo Beledxaawo oo ka kala tirsan Soomaaliya iyo Kenya.

Mudane Maxamed Muxumud Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Gedo wareysigaan uu siiyay Radio Muqdisho ayuu ku sheegay murankaan oo ahaa mid soo jiitamayay bilihii lasoo dhaafay hasa-yeeshee Maamulada magaalooyinka Mandheera iyo Beledxaawo ay dadaal xoogan ku bixiyeen sidii xal waara looga gaari lahaa muran xaduudeedka.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in bulshada magaalooyinka Mandheera iyo Beledxaawo ay dhibaato ku qabeen isku socodka gaar ahaan Ganacsiga isagoona sheegay in ay ka go,an tahay maamulada Mandheera iyo Beledxaawo xoojinta nabadda iyo xasiloonida.

Xaduudka ay wadaagaan Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa in badan dadka degan waxay ka cabanayeen darbi ay Dowladda Kenya ka dhisayso xaduudka ay la wadaato Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Guddoomiyaha:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/GEDO.mp3

Previous Post

Jaaliyadda Gobolka Gedo oo taageeray wada hadalada maamuladda Mandhera & Beledxawo

Next Post

Dhageyso: Mucjiso ka dhacday Gobolka Baay

Next Post
Dhageyso: Mucjiso ka dhacday Gobolka Baay

Dhageyso: Mucjiso ka dhacday Gobolka Baay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In