Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka Sh/ hoose oo ka hadlay Xaaladda Gobolka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Maamulka Sh/ hoose oo ka hadlay Xaaladda Gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose ayaa faah faahin ka bixiyay Xaaladda Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka mid ah deegaanada hoose yimaada Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Najax oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Socdaal ay ugu kuur galayaan Xaalada Aminiga iyo mida nolaleed ay ku tageen deegaano ka tirsan Shabeelaha hoose.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Guddomiye Ibraahim Aadan Najax ayaa Sheegay in ay Gobolka ka jiraan Abaar iyo xaalado kale oo dhamaan saamayn ku yeeshay bulshada ku nool deegaanada shabeelaha hoose.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Safar shaqo ku tagay Degmada Qoryoolay ee Gobolka Shabeelaha hoose si ay ugu kuur galaan xaalada bulshada ku nool degmada.

Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ka mid ah deegaanada uu maamulo Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya kana mid ah Gobolada ugu qeyraadka badan Soomaaliya in kastoo ay gobolka ka jirto Abaar saamayn ku yeelatay bulshada Gobolka gaar ahaab Beeralayda iyo xoola dhaqatada Soomaaliyeed eek u nool Gobolkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Cod:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/waraysi-gudoomiyaha-sh-hoose-.mp3
Previous Post

Dhageyso: Shir looga hadyay Khayraadka Bada Soomaaliya oo lagu soo gaban gabeeyay Garoowe

Next Post

Qaramada Midoobe oo Dowadda Suuriya ku eedeeysay weerar hunka Kiimikada loo adeegsaday

Next Post
Qaramada Midoobe oo Dowadda Suuriya ku eedeeysay weerar hunka Kiimikada loo adeegsaday

Qaramada Midoobe oo Dowadda Suuriya ku eedeeysay weerar hunka Kiimikada loo adeegsaday

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In