Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Mas,uuliyiin ka tirsan DFS iyo Maamulka Koonfur galbeed oo ku wajahan Magaalada Baraawe

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Mas,uuliyiin ka tirsan DFS iyo Maamulka Koonfur galbeed oo ku wajahan Magaalada Baraawe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose ahna Caasimadda Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa soo sheegaya in Maanta ay gaari doonaan Mas,uuliyiin kala duwan.

Wariye Maxamed Cali Cumar Jubba oo ka tiran Warbaahinta Qaranka kuna sugan Magaalada Baraawe ayaa soo sheegaya in lagu wado Saacadaha soo socda ay Baraawe gaaraan Mas,uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Koonfur galbeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mas,uuliyiinta ka imaanaysa Maamulka Koonfur galbed Soomaaliya ayaa waxaa hugaaminaaya Madaxwenaha Maamulkaasi Shariif Xasan Shiikh Aadn iyo xubno ka tiran Labada Gole ee Maamulkiisa.

Waxaana Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ka soconaysa qaban qaabada soo dhaweynta Mas,uuliyiinta ku wajahan Madaalada iyadoo siweyn loo adkeeyay Amaanka Magaalada Baraawe maadaam ay tagayaan Xubno kala duwan.

Socdaalka Mas,uuliyiintaan ayaa lagu sheegay in ay ku saabsan tahay u kuurgalka xaalada Amaan ee Magaalada iyo dhiiro galinta Ciidamada Xoogga  Dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wariye Jubba:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/11/Wareysi-Jubba.mp3
Previous Post

Tvgii Qaranka Zimbabwe oo lala wareegay iyo Militari ku wareegsan caasimadda

Next Post

Dowlada Soomaaliya oo soo Bandhigtay Shan Ruux oo loo qabtay Qaraxii Soobe

Next Post
Dowlada Soomaaliya oo soo Bandhigtay Shan Ruux oo loo qabtay Qaraxii Soobe

Dowlada Soomaaliya oo soo Bandhigtay Shan Ruux oo loo qabtay Qaraxii Soobe

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In