Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ma’suuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Puntland oo maanta ka qeyb galayaTababar loo soo xiraayo Ciidamo Boolis ah”

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Caruurta Mudug oo la ildaran nafaqo darro iyo cudurro kale+Dhageyso warbixin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan ayaa waxaa ka qeyb galaaya madaxweyne ku xigeenada Maamulada Galmudug iyo Puntland iyo Xubno ka tirsan Maamuladaas sida Gudoomiyaasha Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug.

Duqa Magaalada Galkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka War Bixiyay Ciidamadaan Maanta loo soo xiraayotababarka  oo ka mid noqonaya Booliska Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug looguna  talo galay Xaqiijinta Amaanka Magaalada Galkacyo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xirsi Yuusuf Barre ayaa tilmaamay Inay ku kalsoon yihiin Ciidamadaan in ay wax wayn ka badali doonaan amaanka Xaruunta Gobolka Mudug oo mararka qaar ay ka dhici jireen dhabaatoyin u dhaxeeya Bulshada Magaalada Gaalkacyo.

 

halkaan hoose ka dhageyso wareysi Duqa Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/08/duqa-magaalada-gaalkacyo.mp3
Previous Post

Kenya: Malaayiin Shacabka Kenya ah oo bilaabay codbixinta doorashada madaxtinimo.

Next Post

Dhageyso”Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo maanta hor tagaya kulanka Baarlamaanka

Next Post
Dhageyso: Guddiga Madaxa banaan ee dooroshoyinka Qaranka oo sharaxay sida Dalka uga dhici karto doorosho qof iyo Cod ah

Dhageyso"Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo maanta hor tagaya kulanka Baarlamaanka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In