Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka KGS oo gaaray Xudur

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka KGS oo gaaray Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool oo ka mida Gobolada hoos yimaada Maamulkaasi iyadoona Ciidamada Xoogga Dalka ay guluf Dagaal ka wadaan Gobolkaasi.

Mas,uuliyiintaan ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ee gaaray Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool Wasiirka Amniga Maamulkaasi.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Wafdigaan gaaray Xudur ayaa Xalay kulamo kala duwan la qaatay Maamulka Magaalada iyo Waxgaradka ku nool Magaalada Xudur iyagoona ka xog wareystay maamulka Baahiyada ka jira Xudur.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan Cabdiraxmaan ayaa soo sheegay in wado Mas,uuliyiintu in ay maanta kula la qaataay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Xudur ayna kala hadlaan dar dar galinta Dagaalka ka dhanka ah ee Dowladdu Cilaamisay.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wariye Maxamed Xasan:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/11/Wareysi-Bakool-by-Maxamed-Xasan.mp3
Previous Post

Dhageyso: R/wasaare Khayre’ waan diidnay jiritaan Al shabaab

Next Post

Tirinta Codadka doorashadii Soomaaliland oo socota

Next Post
Tirinta Codadka doorashadii Soomaaliland oo socota

Tirinta Codadka doorashadii Soomaaliland oo socota

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In