Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Mucjiso ka dhacday Gobolka Baay

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Mucjiso ka dhacday Gobolka Baay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gobolka Baay ee koonfurta Dalka kana mid ah deegaanada hoos yimaada Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay ayaa waxaa ka dhacay arrin la yaab leh oo bulshada Gobolka ka yaabisay kaasoo ah Gabar jirkooda dab ka dhashay samaynta ku yeeshay Guryo.

Gabadhaan oo ka mid ahayd bulshada ku dhaqan Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay ahna Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa iskaga baxsatay magaalada iyadoo gaartay degmada bardaalee ee isla Gobolka Baay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha Saldhiga Degmada Bardaale Ibraahim Roobow oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Gabadhan dhibanaha ah ay gacanta ku haayaan ayna tahay arin ay bulshada la yaabeen maadaama jirkooda dab qabsanaayo kaasoo gubaya guryaha ay gasho Gabadhu.

Halkaan hoose Codka Taliyaha Saldhiga Bardaale:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/codka-taliye.mp3

Previous Post

Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo sheegay in Xal laga gaaray muran xaduudeed ka taagnaa Mandheera iyo Beledxaawo

Next Post

Faah-faahin Dad ku dhintay Dab xalay ka kacay Guri ku yaala Degmada Yaaqshiid

Next Post
Faah-faahin Dad ku dhintay Dab xalay ka kacay Guri ku yaala Degmada Yaaqshiid

Faah-faahin Dad ku dhintay Dab xalay ka kacay Guri ku yaala Degmada Yaaqshiid

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In