Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Mudane ka tirsan Golaha shacabka Federaalka Soomaaliya oo baaq nabadeed u diray Soomaliland iyo Puntland

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Mudane ka tirsan Golaha shacabka Federaalka Soomaaliya oo baaq nabadeed u diray Soomaliland iyo Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan golaha shacabka Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u diray Maamulada Soomaaliland iyo Puntland oo maleeshiyaad kala taabacsan ay maalmihii lasoo dhaafay Dagaal ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool.

Maxamed Cumar Dalxa mudanahaan ka tirsan golaha shacabka Somaaliya wareysi uu siiyay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayuu baaq nabadeed ugu diray dhinacyada Soomaaliland iyo Puntland in ay Dagaalka ku dhexmaraya deegaanka Gobalka Sool ay joojiyaan dirirta ay ku dhimanayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u hubaysan qaab qabaa,il.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Xildhibaanka ayaa sheegay inaan iminka Soomaaliya u baahnayn Dagaal sokeeye oo ay ku dhintaan wiilal Soomaaliyeed iyo in Dalku dib ugu laabto colaado sokeeye isagoona tilmaamay in bulshada Soomaaliyeed ay dhibaato ugu filan tahay falalka maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ku haayaan.

Baaqaan Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ee ku aadan joojinta Dagaalka Maalmihii dambe ka socday deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool ayaa qeyb ka ah Baaqyada Madaxda Qaranka Soomaaliyeed u dirayaan Maamulada Soomaaliyeed ee Soomaaliland iyo Puntland.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Xildhibaan Dalxa:

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/05/Xildhibaan-Dalxa-.mp3
Previous Post

Dhageyso War Subax ee Radio Muqdisho 26-05-2018

Next Post

“FAALLO” Dhallinyarada waa awooda Dalka hooyo.

Next Post
“FAALLO” Dhallinyarada waa awooda Dalka hooyo.

"FAALLO" Dhallinyarada waa awooda Dalka hooyo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In