Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Roob Xooggan oo ka da,ay Gobolka Galguduud

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Roob Xooggan oo ka da,ay Gobolka Galguduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Gobolka Galguduud gaar ahaan Magaalada Cabdu-waaq C/kariin Bulxan ayaa soo sheegaya in Gobolka Maalmihii iyo Saacadihii Laasoo dhaafay uu ka da,ay Roob xooggan oo dhamaan ay ku diirsadeen Dadka ku nool deegaanada Gobolka Galguduud iyo xoolaha ay dhaqdaan.

C/kariin Bulxan Wariyaha Warbaahinta Qaranka  ayaa tilmaamay in Gobolka oo dhan uu Roobku simay ayna siweyn ugu diirsan bulshada ku nool deeganada Galguduud xili ay baahi weyn u qabeen dadka iyo duunyada Gobolkaasi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Dhanka kale  C/kariin Bulxan Wariyaha Warbaahinta Qaranka  ayaa sheegaya in wali Gobolka Galguduud ay ka taagan tahay diidmada Lacagta Shilin Soomaaliga ah ooo gabi ahaanba laga diiday Galguduud.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wariye Bulxan:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/11/wareysi-wariye-Bulxan.mp3

Previous Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Militariga Zimbabwe oo digniin culus ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Xisbiga ZANU.PF

Next Post
Militariga Zimbabwe oo digniin culus ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Xisbiga ZANU.PF

Militariga Zimbabwe oo digniin culus ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Xisbiga ZANU.PF

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In