Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: R/wasaare Khayre’ waan diidnay jiritaan Al shabaab

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: R/wasaare Khayre’ waan diidnay jiritaan Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka dalbaday Bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Dagaalka ka dhanka ah nabad diidka Argagixisada Al shabaab ee ay wajahayso Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Mudane Xasan Cali Khayre R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya in loo baahn yahay in bulshada Soomaaliyeed ka qeyb qaataan Dagaalka Dalka looga xoraynaayo Al shabaab oo ay Cilaamisay Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Hadalkaan ayuu ka sheegay Mudane Khayre Xili uu xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka kaga qeyb galay Munaasabad lagu taageerayay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyada iyo Ciyaaraha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliyeed.

R/wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre ayaa tilmaamay in Dowladnimadu tahay mid muqadas loona baahan yahay in ay Dagaalka Dowladu ku doonayso in Dalka looga saaro Maleeshiyaadka nabad diidka Al shabaab hasa-yeeshee in wali aysan muuqan kaalintii Shacabka Soomaaliyeed kaasoo ku aadan gulufka Dagaal ee ka dhanka ah Al shabaab.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka R/wasaare khayre:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/11/COD-RESUL-WASARE-QEYRE.mp3

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA:- Ra’isulwasaaraha Oo Ka Qeybgalay Daah Furka Taageerrada Haweenka Ee Ciidammada Qalabka Sida

Next Post

Dhageyso: Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka KGS oo gaaray Xudur

Next Post
Dhageyso: Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka KGS oo gaaray Xudur

Dhageyso: Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka KGS oo gaaray Xudur

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In