Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: R/wasaare Xasan Cali” SYL waxay ahaayeen abayaal Qaran,

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: R/wasaare Xasan Cali” SYL waxay ahaayeen abayaal Qaran,
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Cali khayre xili uu xalay khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa ka jeedinayay Munaasabadda lagu xusayay sanad guuradii 75 aad ee kasoo wareegtay 1943 markii dhidhibada loo taagay dhalinyaradii gobonimo doodnka qaranka Soomaaliyeed ee SYL.

Mudane Xasan Cali khayre R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in SYL lagu tilmaami karo abayaal qaran maadaama ay baal dahaba ka galeen taariikhda Soomaaliya isagoona qeexay in ay ku mutaysteen xasuus joogtaa.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Cali ayaa  bulshadii xalay joobgooga ahayd munasabadii lagu xusaayay15 May taasoo muwaadiniinta Soomaaliyeed u ah mid ka mida maalmaha xasuusta u leh.

Sanad kasta 15 May Mafgaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Gobalada Dalka waxaa ka dhaca munaasabado waaweyn oo lagu xasuunaayo Ururkii gobonimo doonkii Qaranka Soomaaliyeed ee SYL.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka R/wasaare Xasan Cali:

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/05/codks-qeyre.mp3

Previous Post

Dhageyso: Ku simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo hambalyo u diray dhalinyarada Qaranka

Next Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In