Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso : Saraakiil ka tirsan maleeshiyaad Al-shabaab oo lagu dilay Shabeelaha/hoose

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso : Saraakiil  ka tirsan maleeshiyaad Al-shabaab oo lagu dilay Shabeelaha/hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sargaalka ka tirsan Maleeshiyaadka Al.shabaab ayaa waxaa lagu dilay deegaanka kuunyo barow ee Gobolka shabeelaha hoose waxaana jira Maxaabis laga sii daayay deegaankaasi.

Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Xaruunta Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Aadan madoobe oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in duqeyn Diyaarado Dagaal ka fuliyeen Gobolka Shabeelaha hoose gaara ahaan deegaanka Kunyo Barrow lagu dilay Sargaal sare oo Magaciisa lagu soo gaabshay dheere oo ka mid ahaa hor-joogayaasha ee Buuraleyda Gal-gala.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Halkaan hoose ka dhageyso:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/07/waraysi-gudoomiyaha-baraawe-aadan-madoobe.mp3
Previous Post

Dhageyso: Maxamed Aadan Jimcaale Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Next Post

Xaflad lagu soo xiraayo Tartankii Rabadaan ee Warbaahinta Qaranka oo ka Socota Wasaaradda Warfaafinta

Next Post
Xaflad lagu soo xiraayo Tartankii Rabadaan ee Warbaahinta Qaranka oo ka Socota Wasaaradda Warfaafinta

Xaflad lagu soo xiraayo Tartankii Rabadaan ee Warbaahinta Qaranka oo ka Socota Wasaaradda Warfaafinta

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In