Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Shir looga hadyay Khayraadka Bada Soomaaliya oo lagu soo gaban gabeeyay Garoowe

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Shir looga hadyay Khayraadka Bada Soomaaliya oo lagu soo gaban gabeeyay Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Garoowe ee Xaruunta  Maamulka Puntland ahna Caasimadda Gobolka Nugaal ayaa Waxaa lagu soo gaban gaba gabeeyay Shirkii looga hadlayay Xoojinta iyo ka faa’idaysiga kaluumaysiga iyo khayraadka Badaha Soomaaliya.

Shirkaan ayaa u dhaxeeyay Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka iyo khayraadka Bada xukumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha heer maamul Goboleed ee Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ku Xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga  iyo khayraadka Bada Xukumada Federaalka Soomaaliya C/laahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in ka go,an tahay wasaaradda Kaluumaysiga  xoojinta iyo kobcinta aqoonta dadka ku lugta leh Xirfadda kaluumaysiga Soomaaliya.

C/laahi Cumar Abshirow oo ka qeyb galay shir dhawaan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa tilmaamay in qeyraadka ku jira Badada Soomaaliya uu yahay mid buuxa laakiin u baahan aqoontii ay ku Isticmaali lahaa taasina ay hada ku howlan tahay Wasaaradda Kaluumaysiga Soomaaliya.

Wasiirka ayaa soo hadal qaaday in ay jiraan Shirkado ajaanib ah oo ku howlan Xaalufinta kheyraadka Soomaaliya  maadaama Wadanka Soomaaliya uu yahay meel uu qeyraad uu ka buuxo

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/waraysi-wasiir-ku-xugeenka-wasaarada-kaluumaysiga-soomaaliya.mp3
Previous Post

R/wasaare khayre oo la kulmay Madaxweyne Ordugan

Next Post

Dhageyso: Maamulka Sh/ hoose oo ka hadlay Xaaladda Gobolka

Next Post
Dhageyso: Maamulka Sh/ hoose oo ka hadlay Xaaladda Gobolka

Dhageyso: Maamulka Sh/ hoose oo ka hadlay Xaaladda Gobolka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In