Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Sida Ciida looga diyaar garoobayo Magaalada Xudur

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Sida Ciida looga diyaar garoobayo Magaalada Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool oo ka mida deegaanada hoos yimaada Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa iminka waxaa laga dareemayaa diyaar garow xooggan kaasoo ku aadan Maalinta Ciidul fidriga.

Maxamed Xasan C/raxmaan Wariyaha Warbaahinta Qaranka kaga soo warama Gobalka Bakool gaar ahaan Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalkaasi ayaa soo warinaaya in Magaalada Bulshada ku nool ay wadaan diyaar garowgii ugu dambeeyay ee Ciidul fidriga.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Inkastoo ay jiraan boqolaal qoys oo dan yar ah kuwaas oo ku jira xeryo barakacayaal oo ku yaala Magaalada Xudur iyo deegaanada duleedka ka ah Magaalada una baahan Caawimaad Bini aadanimo hasayeeshee Magaalada ayaa waxaa kusoo qulqulaya Mashaariic kala duwan.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wariye Maxamed Xasan:

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/06/maxamed-Bakool.mp3
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho 12-6-2018

Next Post

Daawo: Madaxweyne Waare Oo la Kulmay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya

Next Post
Daawo: Madaxweyne Waare Oo  la Kulmay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya

Daawo: Madaxweyne Waare Oo la Kulmay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In