Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Dhageyso sida gobollada dalka ay uga socoto xuska maalinta ciidanka xoogga dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Faaqidaada Wararka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinaya sida gobollada dalka looga xusayo sanad guurada 56aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka oo ku began 12-ka April ee sanadkii 1960-kii.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa wariyeyaasheena gobollada dalka ka wareystay sida ay u socoto xuska ciidanka xoogga dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Meelaha iminka laga xusayo waxaa ka mid ah Bakool, Galgaduud, Hiiraan, Shabeelaha dhexe iyo gobollada kale ee dalka.

Hadaba linkiyada hoose ka dhageyso sida ay u soo tebinayaan wariyeyaasheena gobollada dalka ku sugan.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Shabeelaha Dhexe

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/howhar-abuukar-bacadle.mp3

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Hiiraan

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/ibraahim-muxumad-geedi.mp3

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Galgaduud

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/diirshe-cadaado.mp3

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Bakool

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/bakool-maxamed-cabdiraxmaan-wareysi.mp3
Previous Post

Xuska Maalinta ciidanka xoogga dalka oo ka socoto Mqudisho iyo Gobolada dalka

Next Post

Shirka madasha watashiga Qaran oo laga soo saaray qodobo dhowr ah

Next Post
Daawo sawirrada madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada

Shirka madasha watashiga Qaran oo laga soo saaray qodobo dhowr ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In