Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Taliska AMISOM ee Somaaliya oo ka hadlay guulaha ay ka gaareen Dagaalka Al shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Taliska AMISOM ee Somaaliya oo ka hadlay guulaha ay ka gaareen Dagaalka Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga Generalka Cismaan Nuur Subagle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin guulaha ay ka gaareen Dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab.

Generalka Cismaan Nuur Subagle Taliyaha Ciidamada AMISOM ee howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya wareysiga uu siiayay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayuu ku sheegay in ay wadashaqeyn wanaagsani ka dhaxeyso Ciidamada AMISOM iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya taasina ay u suurto galisay in Maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al shabaab laga saaro inta badan Dalka.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga Generalka Cismaan Nuur Subagle ayaa soo hadal qaaday qorshayaasha Ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Soomaaliya isagoona qeexay in ay ka go,an tahay ka bixitaanka Soomaaliyaa marka aamnka guud ee Dalka ay ku wareejiyaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed taasi ay hada socoto qorshahooda.

Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya  Subagle ayaa sheegay in ay jiraan caqabado maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ku hayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed Dagaalkooduna uu yahay mid is babadala laakiin ay ka warqabaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM qorshe kasta  oo ay la yimaadaan Argagaxisada Al shabaab.

Halkaan hoose ka dhageyso Generalka Cismaan Nuur Subagle:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Waraysi-Taliyaha-Ciidanka-Amisom-Gen-Cismaan-Nuur-Subagle-.mp3

Previous Post

Soomaaliya oo markii ugu horresay ka qeyb gashay shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga wadamada Carabta iyo Malaysia+Sawirro

Next Post

Shir madaxeedka Midowga Afrika oo Maanta ka furmaya Addis-Ababa

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka kala hadlay dar dar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab “SAWIRRO”

Shir madaxeedka Midowga Afrika oo Maanta ka furmaya Addis-Ababa

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In