Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Taliska Booliska Jubbaland oo ka hadlay xaaladda Amniga ee Kismaayo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Taliska Booliska Jubbaland oo ka hadlay xaaladda Amniga ee Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidamada jubbalamd oo faah faahin ka bixiyay Howlgalo ay ka Ciidamadu ka sameeyaan Magaalada Kismaanyo iyo Deegaanada hoos yimaada Maamulkaasi.

Afhayeenka Ciidamad Boolisska Maamulka Jubbaland Jaamaca Axmed Xasan oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Booliska jubbaland ayaa didaalo dheeraada ku bixiyeen Sugitaanka xaaladda Amniga ee Magaalada Kismaayo iyo guuda aahnba deegaanada hoos yimaada Maamulka Jubbaland.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Waxaa uu tilmaamay Afhayeenku Ciidamada oo kashanaaya Shacabka ay si wada jira kaga shaqeeyeen Amaanka Magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland.

Afhayeenka ayaa hadalkiisa intaas ku daray in Ciidamada Booliska sii xoojin doonaan didaalada lagu xaqiijinaayo Amniga Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada hoose ahna Xaruunta hada uu ku shaqeeyo Maamulka jubbaland.

Halkaan hoose ka dhageyso codka Afhayeenka Booliska:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/AFHAYEENKA-BOOLISKA-JUBBLAND-JAAMAC-AXMED-XASAN.mp3

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso: Maamulka D/Mahadaay oo wada qorshayaal looga hortagayo fatahaadda Webiga Shabeele

Next Post
Dhageyso: Maamulka D/Mahadaay oo wada qorshayaal looga hortagayo fatahaadda Webiga Shabeele

Dhageyso: Maamulka D/Mahadaay oo wada qorshayaal looga hortagayo fatahaadda Webiga Shabeele

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In