Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Taliska Ciidanka Xoogga Dalka qeybta 21 oo ka hadlay Howlgalo ay ka sameeyeen Gaalkacyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Taliska Ciidanka Xoogga Dalka qeybta 21 oo ka hadlay Howlgalo ay ka sameeyeen Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 21 ee ka howlgala Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Howlgalo Ciidamada ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Taliyaha qaybta 21 aad ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdulaahi Aadan Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa  sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Sooomaaliyeed ku guulaysteen in ay kala qaadaan maleeshiyaad ka kala tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku Dagaalamay Suuqa Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolkaasi.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Taliye Cabdulaahi Aadan ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin in Magaalada Gaalkacyo Dagaal ku dhexe maro dadka walaalaha ah Ciidamada Xoogguna tilaabo ka qadi daan cid kasta oo loo arko in ay Amniga wax u dhibayso.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Taliyaha:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/General-Cabdulaahi-Aadan-Xuseen-Taliyaha-qaybta-21-aad-ee-Ciidanka-Xoogga-Dalka-.mp3
Previous Post

Dowladda Soomaaliya Oo Baaritaanno Kadib Ka Hadashay Weerarkii Hoyga Senetor Cabdi Qeydiid “Dhageyso”

Next Post

Iiraan iyo Mareykanka oo is dhaafsaday hadalo kulul ee ku aadan dibadbaxyada ka socda Iiraan

Next Post
Iiraan iyo Mareykanka oo is dhaafsaday hadalo kulul ee ku aadan dibadbaxyada ka socda Iiraan

Iiraan iyo Mareykanka oo is dhaafsaday hadalo kulul ee ku aadan dibadbaxyada ka socda Iiraan

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In