Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ururka 49 ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay Howgalo ay ka sameyeen Gobolka Gedo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Ururka 49 ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay Howgalo ay ka sameyeen Gobolka Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ururka 49 ee Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaaliyeed C.fitaax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeriya ka bixiyay howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab oo ay Ciidamada ka sameeyeen Degaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Taliye C.fitaax Maxamed Turbac ayaa tilmaamay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ay saacadihii lasoo dhaafay la wareegeen Deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo halkaasoo maleeshiyaadka anabad diidka ah ee Al shabaab ku dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

dhawaan ayay ahayd markii Sargaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab uu isku dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobolka Gedo oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii laga gudbay maleeshiyada Al shabaab kala wareegay Deegaano badan oo ka tirsan Gobolada Shabeelaha hoose iyo Gedo.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Taliyaha:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/TalUrurka-49Xidigle-Farax-Maxed-Turbac.mp3
Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo baaq u dirtay dalladaha Wabarasho ee ka howl gala Soomaaliya

Next Post

Dhageyso: Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS oo baaq u dirtay Haay’addaha samafalka

Next Post
Dhageyso: Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS oo baaq u dirtay Haay’addaha samafalka

Dhageyso: Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha XFS oo baaq u dirtay Haay'addaha samafalka

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In