Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wafdi ka Socda QM iyo Talyaaniga oo gaaray Hobyo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Wafdi ka Socda QM iyo Talyaaniga oo gaaray Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Quburo ka socda QM iyo Talyaaniga ayaa gaaray Magaalada Xeerbta leh ee Hobyo iyaga oo sheegay in Galmudug ay ka caawinayaan horumarinta Kaluumeysiga.

Magaalo Xeebtedka Dekedda leh ee Hobyo ayaa waxaa ay ka mid tahay Deegaanada hoos yimaada Maamulka Galmudug waxaana ku yaala mid ka mid ah Dekeddihii Qaranka Soomaaliyeed ee ku burburay Dagaaladii Dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maamulka Galmudug iyo Ganacsato ayaa dhawaan ku guulaystay Hirgalinta Garoonka Magaalada Hobyo waxaana hada Magaalada laga dareemayaa Hanaan sare oo ku aadan Dhismaha iyo Horumarin ka socota Magaalada.

Halkaan hoose dhagaeyso Codka Wariye Awoowe: 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/wefdi-ka-socday-dowladda-Talyaaniga-iyo-hayado-samafal-ayaa-tegey-Degmada-Hobyo-by-abdi-hassan-awoowe.mp3
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre “Dowladda Mareykanku ma aysan joojin taageerada dhanka amniga ee la garab taagan tahay Dawladda Soomaaliya

Next Post

Golaha Ammaanka oo ka walaacsan go’aankii Trump ee Qudus

Next Post
Golaha Ammaanka oo ka walaacsan  go’aankii Trump ee Qudus

Golaha Ammaanka oo ka walaacsan go'aankii Trump ee Qudus

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In