Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso warbixin ka hadlaysa dhibaatooyinka heysta dadka aan lixaadooda dhameystirneyn

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo La Kulmay Naafadda Iyo Barakacayaasha Ku Dhaqan Gaalkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Naafadda magaalada Muqdisho ayaa waxaa heysta dhibaatooyin kala duwan waxaana jira dhallinyaro kale oo naafo ah kuwaasoo ka yimid qurbaha oo muddooyinkan damba waday qorshe wacyi gelin ah oo ku saasabsan sidii ay wax u qabsanlahaayeen dadka naafada.

Cabdikariim Nuur Maxamuud iyo Maxamed Xeyle Cabdi waa labo dhallinyaro Naafo ah, waxaana ay u istaageen dhismaha hey’ad kale oo u dooda Xuquuqda ay leeyihiin dhallinyarada kale ee Naafada ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

C/Kariim Nuur Maxamuud waxaa uu ku dhaawacmay Dagaaladdii sokeeyey ee dhacay sanadkii 1991, kuwaas oo sababsaday dad badan isagoo xiligaas aan laheyn garaad badan.

Halkan ka dhageyso Warbixin oo uu diyaariyey Wariye Maxamed Rooraaye oo ku saabsan dhallinyarada Naafada ah.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/09/Warbixin-ka-hadlaysa-Naafada.mp3
Previous Post

Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Hay’adda ICAO oo ku heshiiyay wareejinta Maamulka Hawada Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Arday ku geeriyootay dab ka kacay iskuul ku yaala dalka Malesia

Next Post
Arday ku geeriyootay dab ka kacay iskuul ku yaala dalka Malesia

Arday ku geeriyootay dab ka kacay iskuul ku yaala dalka Malesia

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In