Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Goโaankii Maxkamadda Sare
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga...













