Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay ballanqaadkeedii ahaa Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika
RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa magaalada...












